organ yare
(m.l) (-rayaal, m.l/dh)

Qayb kasta oo ka mid ah unugga, sida bu'da ama jeedalka, taas oo qabata shaqo gaar ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh organ yare

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg